×
Image

Sh. maxamed saalax Al-munajid

Sh. maxamed saalax Al-munajid , waxa uu ka mid yahay culimada wadanka sucuudiga, waxa uu gacanta ku hayaa website ka www.islamqa.com, halkaas oo uu ku faafiyo diinta islaamka.

Image

sh.c.caziiz binu c.laahi bin baaz

sh.c.caziiz binu c.laahi bin baaz, waxa uu ahaa muftiga wadanka sucuudiga intii ka horaysay 27/1/1420h, waxaa lagu tiriyaa culimada faro ku tiriska ah ee waawayn ee soo martay caalamka islaamka.

Image

Sh. Saciid bin Al Qaxdaani

Sh. Saciid bin Al Qaxdaani waxa uu ka mid yahay culimada sucuudiga, waxa uu wax kabartay jaamaca Imaam maxamed binu sacuud, waxa uu qoray kutub badan oo uu ka mid yahay FAHAMKA DACWADA EE SAXIIXAL AL-BUKHAARI

Image

Cali binu C/raxman Alxudayfi

Cali binu C/raxman Alxudayfi waa imaamka iyo khadiibka masjidka nabiga ee Madiina Almunawara

Image

Sacad Al-ghaamidi

Sacad Al-ghaamidi , waa qaari imaam ka ah masjid ku yaala magaalada Damam ee boqortooyada sucuudiga, waxa kale oo uu madax ka yahay markaska qur,aanka ee Imaam shaadibi oo ku yaala magalaada Damaam

Image

maxamed naasir-diin Al-albaani

sheekh maxamed naasir-diin Al-albaani waxa uu ka mid yahay Culimada waawayn ee muslimiinta wakhtigan xaadirka ah. waxa uu takhasus ku yahay cilmiga xadiiska, waxa uu alufay kutub badan. mareegihiisu waa : www.alalbany.net

Image

Sacuud binu ibraahim Ash-shuraym

Sacuud binu ibraahim Ash-shuraym, waa imaamka iyo khadiibka masjidka xaramka ee Makka Almukarrama

Image

C/raxman binu C/caziiz As-sudaysi

C/raxman binu C/caziiz As-sudaysi , waa imaamka iyo khadiibka masjidka xaramka ku yaala