×
Image

maxamed shacban Abu qarni

waxa uu ka mid yahay qurraada masar, waxa uu dhashay 1984, shahaado ayuu ka haystaa jaamacada azhar oo ku saabsan dhanka tajwiidka,

Image

Caziiz Caliili

No Description

Image

Maxamed Cusmaan Khaan

Maxamed Cusmaan Khaan , waxa uu macalin ka yahay jaamacada Daarul Alculuum ee wadanka hindiya, isla markaana waxa uu madax ka yahay jimciyada culimada ee Hindiya, oo ah jimciyadii ugu wayn wadankaas.

Image

Cimaad Zuhayr Xaafid

Cimaad Zuhayr Xaafid waxa uu ku dhashay magaalada Madiina Almunawara, sanadka 1982m, waxa uu shahaadada PHD a ku haystaa cilmiga tafsiirka quraanka, waxa uu imaam iyo khadiib ka ahaa masjidka quba, waxana uu macalin ka yahay kuliyada qur, aanka ee jaamacada islaamka ee Madiina, waxa kale oo uu imaam ka....

Image

jazaac bin faliix As-suwaylix

jazaac bin faliix As-suwaylix, waxa uu ku dhashay kuwayt sanadka 1969, waxa uu ka mid yahay qurraada caanka ah dalka kuwayt, waxana uu ka baxay kuliyada sharciga iyo barashada culuumta islaamka ee kuwayt, waxana uu macalin ka yahay isla jaamacadaas.

Image

yaxya Axmed Alxaliili

yaxya Axmed Alxaliili waxa uu ku dhashay sanca yaman , sanadkii 1952, qur aanka waxa uu dhameeyay sanadkii 1962 , waxa uu imaam ka noqday masjid ku yaala badhtamaha magaalada sanca,

Image

C.laah C.raxiim Alkandari

C.laah C.raxiim Alkandari waa qaari kuwayti ah

Image

Baasil c.raxman Ar-raawi

shekh Baasil waxa uu ku dhashay baqdad sanadkii 1953m, waxa uu ka baxay kuliyada qaanuunka iyo siyaasada ee baqdad, waxa uu ku guulaystay kaalinta koowaad, waxa uu hada waxa uu dagan yahay magaalada riyadh

Image

Maxamed Sulaymaan Baatil

No Description

Image

Mustafe racad Alqasawi

Mustafe racad Alqasawi, waxa uu dhashay 1986m, magaalada Alacdamiya ee ciraaq, waxa uu xubin ka ahaa jimciyada qurraada ee ciraaq , waxa uu ka qayb qaatay musaabaqooyin badan, waxa uu ku dhintay magaalada baqdaad sanadkii 2007, dagaaladii lala galay ciidamada maraykanka.