Axmed binu Axmed Alxawaashi , waa imaamka masjidka jaamaca wayn ee magaalada Khamiis mashiid, oo ku taala koonfurta wadanka sucuudi carabiya, waxa u dhashay sanadkii 1974m.
Zayn Maxamed Axmed waxa uu dhashay sanadkii 1982m, wadanka suudaan, waxa uu ka qaatay sheekh Shariif oo ah midka ugu wayn qurraada Azhar shahaadada loo yaqaano (ijaazada) akhirinta quraanka
maxamud c.xakam , waxa uu dhashay sanadkii 1915M, wadanka masar, qur aanka waxa uu xifdiyay isaga oo da'diisu tahay toban jir, waxa uu wax ka bartay mac-hadka Al-axmadi, dabadeedna Azhar, kadib markii uu la kulmay halkaas culimo waawayn waxana uu noqday qaari wayn oo caan ah, sanadkii 1940m waxa uu....
No Description
No Description
No Description
Maxamed rashaad Ash-shariif waxa uu ku dhashay falastiin sanadkii 1952m, waxa uu ka mid yahay raga caanka ku ah akhrinta qur aanka, waxa uu ka ahaa qaari masjidka Al-aqsa ee qudus, waxa uu u guuray wadanka urdun sanadkii 2002m, waxana uu imaam ka ahaa masjidka boqor cabdalah koowaad
waxa uu ku dhashay lubnaan sanadka 1966, waxa uu shahaadada phd ku haystaa luqada carabiga iyo suugaanteeda, waxa uu aqoon dheeraada u leeyahay qiraa aadka qur'aanka. waxa uu qoray kutub dhawr ah.
qaari masri ah
No Description