×
Image

Salaax bin Maxamed Albudayr

Salaax bin Maxamed Albudayr waa imaamka iyo khadiibka masjidka nabiga ee Madiina al munawara

Image

imaamka Muxyadiin An-nawawi

imaamka Muxyadiin An-nawawi waxa uu ka mid ahaa culimada waawayn ee muslimiinta, gaar ahaan dhanka fiqiga iyo xadiiska , waana culimada mad-habka shaaficiga, waxa uu ku dhashay wadanka suuriya.

Image

mustafe ismaaciil

No Description

Image

qaybta cilmi baadhista ee Al-jaamaca Al-islaamiya

عمادة البحث العلمي بالجامعة الإسلامية بالمدينة المنورة.

Image

Xuseen bin C/caziiz Aal Sheekh

Xuseen bin C/caziiz Aal Sheekh waa imaamka iyo khadiibka masjidka nabiga Madiina al munawara

Image

C/ Albaari As-subayti

C/ Albaari As-subayti imaamka iyo masjidka nabiga ee Madiina

Image

Mashaari Bin Raashid Alcafaasi

Mashaari Bin Raashid Alcafaasi , waa kuwayti, waxa uu quraanka ku dul akhriyay culimo waawayn oo badan.

Image

maxamuud Cali banaa

maxamuud Cali banaa , waa qaari masri ah oo dhashay sanadkii 1926m, waxa uu quraanka xifdiyay isaga oo 11 jir ah, waxa uu dhintay sanadkii 1985m.

Image

Maxamed Cumar Dirir

No Description

Image

Muxamed Cabdi Umal

No Description