×
Image

C/laahi bin Cawaad Aljuhani

C/laahi bin Cawaad Aljuhani

Image

faaris Cabaad

faaris Cabaad waa qaari cod macaan, dhalashadiisu waa Yamani, waxa uu imaam ka yahay masjid ku yaala Magaalada dhanka bari ee sucuudiga.

Image

C.laahi Cali Basfar

C.laahi Cali Basfar, waxa uu ku dhashay Jidah sanadkii 1381h, shahaada jaamacada ayuu ka qaatay jaamacada Malik C.caziz , masterna jaamacada Umul qura ee Makka, sidoo kale shahaada diktooradana isla jaamacadaas ayuu ka qaatay, dhanka quraanka waxa uu Ijaazo ka haystaa sheekh Ayman Rashdi Suwayd sanadkii 1407h.

Image

Axmed Bin Cali Alcajami

Axmed Bin Cali Alcajami waxa uu ku dhashay magaalada Khubar sanadkii 1968m, shahaadada diktoorada ayuu ku qaatay cilmi tafsiirka.

Image

Maxamud khalil Alxusari

Maxamud khalil Alxusari, waa sheekhii masar, waana madaxii Qurraada caalamka, waxa uu dhashay sanadkii 1917m, cajalado badan ayuu duubay, sidoo kale waxa uu alifay kutub badan, waxa uu geeriyooday sanadkii 1980m.

Image

Abu Bakar Ash-shaadiri

Abu Bakar Ash-shaadiri waxa uu dhashay sanadkii 1970m, waxa uu ku barbaaray Jidah , imaam ayuu ku yahay masjid ku yaala isla magaaladaas, waxa uu Ijaazo ku haystaa akhrinta quraanka, sidoo kale shahaado Master ah dhanka xisaabaadka.

Image

Axmed Maxamud Axmed-yare

No Description

Image

Maxamed Jibril

Maxamed Jibril waxa uu u dhashay masar, jaamacada Az-har ayuu ka qaatay shahaadada shareecada iyo qaanuunka.

Image

khaalid sulayman Alxusaynaan

khaalid sulayman Alxusaynaan waa imaam masjid ku yaala wadanka kuwayt, waxa uu wax ka bartay jaamacada Imam oo ku taal wadanka sucuudiga, waxa uu qoray kutub dhawr ah.

Image

Khaalid Al-qaxdaani

Khaalid Al-qaxdaani, waxa uu imaam ka ahaa masjid ku yaala magaalada Damaam