No Description
No Description
sh. Maxamed Axmed Allaha u naxariistee waxa uu ka mid ahaa culimada soomaaliyeed ee ku caanka ah dhanka fidinta dacwada, wakhtiyadii sideetamaadkii ilaa intii ka danbaysay.
Miftaax Maxamed As-suldani, waxa uu ku dhashay Banqazi- liibiya sanadkii 1393h, Ijaazada quraanka ayuu helay culimo badan o masaari ah, sidoo kale waa dhakhtar dhanka xanuunada kalyaha ku dhaca ah.
Maahir bin Xamad Almucayqili
No Description
Khaalid bin Cali Alghamidi waxa uu ku dhashay magaalada Makka, shahaadada diktoorada ayuu ku haystaa cilmiga Quraanka, isla jaamacadaas ayuu macalin ka noqday, hadana waxa loo magacaabay in uu imaam ka noqdo masjidka Xaramka.
No Description
No Description
Maxamud Maxamed C.samad shibili, waxa uu ka mid yahay culimada geeska Afrika , waxa uu ka soo baxay jaamacada Islaamiga ah ee Almadina Almunawara ku taal, kutub dhowr ah ayuu sheekhu qoray, hada waxa uu imaam ka yahay masjid ku yaala nairobi kenya