×
Image

c.caziiz xasan yacquub

c.caziiz xasan yacquub waxa uu ka mid yahay aqoon yahanka soomaaliyeed ee ku xeel dheer turjumaada.

Image

Ibraahim Al-Akhdar

Ibraahim Al-Akhdar, sacuudiyaan ku dhashay magaalada Madiina sanadkii 1364H, daarul alxadiith ayuu ka baxay, waxa uu ka bartay quraanka culimo badan oo waawayn sida sheekh cumar Alxaydar, markii danbe waxa uu macalin ka noqday Aljaamaca Alislaamiya ee Madiina, sidoo kale waxa uu imaam ka noqday Masjidka nabi NNKH

Image

Cumar Alqazaaburi

Cumar Alqazaaburi , waa qaari caan ka ah wadamada waqooyiga afrika/carabta, waana imaamka masjidka Xasanka labaad ee Daarul baydaa

Image

C.haadi Axmed Kanaakiri

C.haadi Axmed Kanaakiri, waxa uu ku dhashay riifka dimishiq - suuriya , hadana waxa uu imaam ka yahay masjid ku yaala sucuudigay

Image

Mustafe x. Ismaacil

No Description

Image

c.rizaaq maxamed cilmi

No Description

Image

Maxamed C/kariim

No Description

Image

Maxamed Cabdi Umal

sh. Maxamed Cabdi Umal waxa uu ka mid yahay culimada waawayn ee geeska Afrika, waxbarashadiisa aasaasiga ah waxa uu ku qaatay wadamada: itobiya, somaliya, kenya, markii danbana waxa uu aaday jaamacada Islaamka Ee Almadiina Almunawara, halkaas oo uu ka soo qaatay shahaadada jaamacada, hada waxa uu ku noolyahay wadanka kenaya.