×
Image

Nabiil bin C.raxiim Ar-rifaaci

Nabiil bin C.raxiim Ar-rifaaci, waxa uu dhashay sanadkii 1386h, magaalada Jidah, shahaadada masterka ayuu ku haystaa cilmiga awoodaha basharka, hada waxa uu imaam ka yahay masjid ku yaala magaalada Jidah

Image

Yuusuf bin Nuux Axmed

Yuusuf bin Nuux Axmed, waa qaari ku dhashay magaalada Makka Almukarramah, masjidka xaramka ayuu wax ka bartay, isla halkaas ayuu macalin ka yahay.

Image

Maxamuud Ash-shaymi

Maxamuud Ash-shaymi, waxa uu u dhashay masar, waxa uu qaari ka yahay Idaacada quraanka kariimka ee Kuwayt.

Image

C.qaadir Cukaasha

No Description

Image

Maxamud Shibili

No Description

Image

SH.shariif c.nuur

sheekh shariif c.nuur waxa uu ka mid yahay culimada waawayn ee soomaaliyeed

Image

xasan ibraahim

No Description

Image

Haani Bin C.raxim Ar-rifaaci

Haani Bin C.raxim Ar-rifaaci, waxa uu dhashay 1974m, waa imaam masjid ku yaala magaalad Jidah, mareegaha sheekhu waa : http://www.alrfaey.org

Image

Fatxi Maxamed Jaalid Hari

Fatxi Maxamed Jaalid Hari waa caalim u dhashay wadanka Pakistan