Alxusayni Alcazzazi, waa qaari masri ah, oo dhashay 1956m, waxa uu ka haystaa shahaadooyin caalami ah jaamacada Al-azhar 1987-1986m , waxa uu duubay cajalado badan oo quraanka.
Khalifa Adh-dhunayji, quraanka waxa uu xifdiyay isaga oo 13 jir ah.
C.laahi Dhahaa Sarbal waxa uu u dhashay Urdun sanadkii 1979m, waa imaam masjida Umul Muminiin, shahaadada jaamacadeed ayuu ku haystaa cilmiga Usuul-diinka, sidoo kale master ayuu ku haystaa cilmiga quraanka.
No Description
No Description
No Description
C.raxman bin Jamal Alcawsiyi, waxa uu dhashay sanadkii 1980, waana mucalin iyo imaam masjidka Al-ikhlaas ee magaalada Khubar , wadanka sucuudiga
Maxamed C.xakim bin Sacid Alcabdalah waxa uu ka mid yahay qurraada makka jooga, waxa uu u dhashay wadanka suuriya, takhasus ayuu ku haystaa culuumta quraanka, Aabihii ayuuna ka bartay cilmigaas,
No Description
fu aad alkhaamiri waa yamani , imaam ka ah masjidka khaalid binu waliid ee qadar