×
Image

Macaasida - (Soomaali)

muxaadaro ka hadlaysa: macaasida iyo dhibaatooyinka ka dhasha, iyo noocyada danbiyada dadku galaan.

Image

Tarjumada Macaanida Qur’aanka ee Afka Soomaaliga [ 009 ] Suuradda At-Tawbah ( Tawbada ) - (Soomaali)

Waa Akhrin Codeed Af Soomaali ah ee Macaanida Suuradda At-Tawbah ( Tawbada ) oo u kala Qaybsan Aayado ahaan ayna la Socoto Akhrinta Qaariga Sheekh Maxmuud Khaliil Al-Xusari.

Image

The Day Of Judgement - (Soomaali)

No Description

Image

Dariiqa janada - (Soomaali)

Muxaadaro ka hadlaysa asbaabta qofka dumarka ah u sahlaysa in ay janada gasho, qisada haweenaydii fircoon.

Image

Cadaab qabriga - (Soomaali)

Cadaabul qabriga iyo dariiqa looga badbaadayo iyo sida uu nabigu s.c.w uga hadlay arintaa.

Image

Kasbashada quluubta - (Soomaali)

Kasbashada quluubta iyo sida islaamku u booriyay is jeclaashaha dadka muslimiinta dhexdooda la dhigo

Image

Caqabaadka dhalinyarada ka hor yimaada - (Soomaali)

Muxaadaro ka hadlaysa ahmiyada dhalinyarnimadu, iyo caqabadaha soo wajaha noloshiisa, iyo sida uu uga gaashaaman karo. Dhalinyaro nolosha ka guulaystay.

Image

Submissiveness In Prayers - (Soomaali)

No Description

Image

Dhawrsanaanta muslimka - (Soomaali)

Muxaadaro ka hadlaysa dhawrsanaanta qofka muslimka, sharaftiisa, iyo tusaalooyin arintaas ku tusaya oo ku sugan diinta.

Image

taariikh nololeedka ibnu taymiyah - (Soomaali)

taariikh nololeedka sheekh ibnu taymiya,wuxuu sheekhu ka hadli doonaa: maxaa loogu bixiyay sheekhul islaam, qaabkii uu wax u bartay, kutubtuu alifay , iyo waxa ay ka yidhaahdeen culimadii muslimiintu

Image

Tarjumada Macaanida Qur’aanka ee Afka Soomaaliga [ 010 ] Suuradda Yuunus ( Nabi Yuunus ) - (Soomaali)

Waa Akhrin Codeed Af Soomaali ah ee Macaanida Suuradda Yuunus ( Nabi Yuunus ) oo u kala Qaybsan Aayado ahaan ayna la Socoto Akhrinta Qaariga Sheekh Maxmuud Khaliil Al-Xusari.

Image

Tarbiyada islaamka - (Soomaali)

Muxaadaro ka hadlaysa tarbiyada islaamka iyo qaybaheeda kala duwan, iyo qaabka loo tarbiyeeyo qofka.