×
Image

Siirada Nabiga 10 - (Soomaali)

Xalaqadani waxa ay ka hadashay dagaalkii Uxud.

Image

Siirada Nabiga 09 - (Soomaali)

Xalaqadani waxa ay ka hadashay Duulaankii Badar.

Image

Siirada Nabiga 08 - (Soomaali)

Xalaqadani waxa ay ka hadashay dhismihii dowlada islaamiga ah ee magaalada Madiina al munawara, iyo dhismihii Masjidka nabiga NNKH.

Image

Siirada Nabiga 07 - (Soomaali)

Xalaqadani waxa ay ka hadalaysaa hijradii Nabiga sc ee madiina uu ku tagay iyo dadkii reer madiina oo si weyn usoo dhaweeyay Rasuulka NNKH.

Image

Siirada Nabiga 06 - (Soomaali)

Xalaqadani waxa ay qeexday taariikhada magaalada Yathrib (madiinatul munawarah) sidee bey ugu noolaayeen halkaa ehelkeeda iyo sidoo kale heshiisyadii ay ahlu madiina la galeen nabiga NNKH.

Image

Siirada Nabiga 05 - (Soomaali)

Xalaqadani waxa ay ka hadashay hijradii labaad ee dhulka xabashida, guurkii nabiga NNKH uu guursaday Umu xabiib bin abii sufyaan iyo soo galidii islaamka ee Cumar bin khadaab, iyo qisadii Micraajka.

Image

Siirada Nabiga 04 - (Soomaali)

Xalaqadani waxa ay ka hadashay bilowgii waxyiga, sanadihii dacwadu sirta ay ku socotay iyo bilowgii kor u qaadida dacwada, sidoo kale Hijradii dhulka xabashida

Image

Siirada Nabiga 03 - (Soomaali)

Xalaqadani waxa ay ka hadashay Nabigii Agoonka ahaa, ayaamihii ugu cuslaa ee uu soo maray ka hor nabinimada sida: geeridii hooyadii iyo Awoowgii, sidoo kale soo ifbixii dacwada.

Image

Siirada Nabiga 02 - (Soomaali)

Xalaqadani waxa ay ka hadashay Nabigii la doortay ee Maxamed SCW Dhalashadiisii nasabkiisii iyo mucjisaadkii dhacay xiligii uu dhalanayay.

Image

Siirada Nabiga 01 - (Soomaali)

Xalaqadani waxa ay qeexday dhulka jaziirada carabta iyo magaalada maka iyo waxyaabaha ay la gaartahay magaaladaas.

Image

Tafsiirka quraanka kariimka - 20 - Tafsiirka aayada 222aad – 230aad suurada Albaqarah - (Soomaali)

Tafsiirka quraanak kariimka oo ku baxaya luqada soomaaliga si cilmiyaysana loo soo diyaariyay, isaga oo darsi walba gaarkii laguugu duubay - 20

Image

Tafsiirka quraanka kariimka - 19 - Tafsiirka aayada 217aad – 221aad suurada Albaqarah - (Soomaali)

Tafsiirka quraanak kariimka oo ku baxaya luqada soomaaliga si cilmiyaysana loo soo diyaariyay, isaga oo darsi walba gaarkii laguugu duubay - 19