×
Image

Ma banana in qof muslim ah ka cadhoodo walaalkii in ka badan sadex cisho - (Soomaali)

Waa duruus taxane ah ku baxaysa qaabka qoraanka, taasi oo ka hadlaysa, arimo badan oo la iska reebay samayntooda, iyo ku dhaqankoodaba.

Image

Siirada Nabiga 11 - (Soomaali)

Xalaqadani waxa ay ka hadashay qeyb ka mid ah dhacdooyinkii badnaa ee dhacay dagaalkii Uxud kadib sida dhacdadii rajiic iyo macuuna, iyo midii been abuurk ahayd (Ifkiga), dagaalkii Al-axzaab

Image

Waxaa xaaraan ah in la caayo ama la aflagadeeyo qof muslim ah oo walaalkaa ah - (Soomaali)

Waa duruus taxane ah ku baxaysa qaabka qoraanka, taasi oo ka hadlaysa, arimo badan oo la iska reebay samayntooda, iyo ku dhaqankoodaba.

Image

Siirada Nabiga 10 - (Soomaali)

Xalaqadani waxa ay ka hadashay dagaalkii Uxud.

Image

Xuska alle oo laga caada dhigto xaalad kasta oo lagu jiro - (Soomaali)

Waa duruus taxane ah ku baxaysa qaabka qoraanka, taasi oo ka hadlaysa, arimo badan oo la iska reebay samayntooda, iyo ku dhaqankoodaba.

Image

Siirada Nabiga 09 - (Soomaali)

Xalaqadani waxa ay ka hadashay Duulaankii Badar.

Image

Dhibta Hadal badan een faa,iida lahayn - (Soomaali)

Waa duruus taxane ah ku baxaysa qaabka qoraanka, taasi oo ka hadlaysa, arimo badan oo la iska reebay samayntooda, iyo ku dhaqankoodaba.

Image

Siirada Nabiga 08 - (Soomaali)

Xalaqadani waxa ay ka hadashay dhismihii dowlada islaamiga ah ee magaalada Madiina al munawara, iyo dhismihii Masjidka nabiga NNKH.

Image

Hadalka badan ee laqwiga ah qalbi qalbiga ayuu qalaji yaa - (Soomaali)

Waa duruus taxane ah ku baxaysa qaabka qoraanka, taasi oo ka hadlaysa, arimo badan oo la iska reebay samayntooda, iyo ku dhaqankoodaba.

Image

Siirada Nabiga 07 - (Soomaali)

Xalaqadani waxa ay ka hadalaysaa hijradii Nabiga sc ee madiina uu ku tagay iyo dadkii reer madiina oo si weyn usoo dhaweeyay Rasuulka NNKH.

Image

Ka fogaanshaha hadalka ilaahay cadho galinaya - (Soomaali)

Waa duruus taxane ah ku baxaysa qaabka qoraanka, taasi oo ka hadlaysa, arimo badan oo la iska reebay samayntooda, iyo ku dhaqankoodaba.

Image

Siirada Nabiga 06 - (Soomaali)

Xalaqadani waxa ay qeexday taariikhada magaalada Yathrib (madiinatul munawarah) sidee bey ugu noolaayeen halkaa ehelkeeda iyo sidoo kale heshiisyadii ay ahlu madiina la galeen nabiga NNKH.