×
Image

Waxaa la ina faray Dhulka in aan la fasahaadinin oon dhib iyo danbi lagu faa,finin - (Soomaali)

Waa duruus taxane ah ku baxaysa qaabka qoraanka, taasi oo ka hadlaysa, arimo badan oo la iska reebay samayntooda, iyo ku dhaqankoodaba.

Image

Siirada Nabiga 05 - (Soomaali)

Xalaqadani waxa ay ka hadashay hijradii labaad ee dhulka xabashida, guurkii nabiga NNKH uu guursaday Umu xabiib bin abii sufyaan iyo soo galidii islaamka ee Cumar bin khadaab, iyo qisadii Micraajka.

Image

Waxaa la inaga reebay in la hormaro qofka tukanaya - (Soomaali)

Waa duruus taxane ah ku baxaysa qaabka qoraanka, taasi oo ka hadlaysa, arimo badan oo la iska reebay samayntooda, iyo ku dhaqankoodaba.

Image

Siirada Nabiga 04 - (Soomaali)

Xalaqadani waxa ay ka hadashay bilowgii waxyiga, sanadihii dacwadu sirta ay ku socotay iyo bilowgii kor u qaadida dacwada, sidoo kale Hijradii dhulka xabashida

Image

Waxaa xaaraan ah in uu qofku ka tago saladaha ama uu fudaydsado - (Soomaali)

Waa duruus taxane ah ku baxaysa qaabka qoraanka, taasi oo ka hadlaysa, arimo badan oo la iska reebay samayntooda, iyo ku dhaqankoodaba.

Image

Siirada Nabiga 03 - (Soomaali)

Xalaqadani waxa ay ka hadashay Nabigii Agoonka ahaa, ayaamihii ugu cuslaa ee uu soo maray ka hor nabinimada sida: geeridii hooyadii iyo Awoowgii, sidoo kale soo ifbixii dacwada.

Image

Siirada Nabiga 02 - (Soomaali)

Xalaqadani waxa ay ka hadashay Nabigii la doortay ee Maxamed SCW Dhalashadiisii nasabkiisii iyo mucjisaadkii dhacay xiligii uu dhalanayay.

Image

Siirada Nabiga 01 - (Soomaali)

Xalaqadani waxa ay qeexday dhulka jaziirada carabta iyo magaalada maka iyo waxyaabaha ay la gaartahay magaaladaas.