×
Image

Waxaa la ina amray in aan shaydaanka ilaahay ka magan galno waxaa la inag reebay in aan cayno - (Soomaali)

Waa duruus taxane ah ku baxaysa qaabka qoraanka, taasi oo ka hadlaysa, arimo badan oo la iska reebay samayntooda, iyo ku dhaqankoodaba.

Image

Himiga wayn - (Soomaali)

Macnaha hamiga sareeya, sababaha lagu gaadho hamiga wayn, iyo dariiqa loo maro, midhaha lagu gaadhayo, tusaalooyin hamiga wayn.

Image

Ma banaana in masaajida laga baafiyo waxa dhumay ama halaabay - (Soomaali)

Waa duruus taxane ah ku baxaysa qaabka qoraanka, taasi oo ka hadlaysa, arimo badan oo la iska reebay samayntooda, iyo ku dhaqankoodaba.

Image

Sababaha guusha - (Soomaali)

Muxaadaro ka hadlaysa : sababaha umada muslinka u keeni kara guusha oo ay ka mid tahay: ilaahay oo si dhab ah loo rumeeyo, cilmiga iyo camal wanaagsan oo la raaciyo, jihaadka lagula dagaalamayo gaalada, sabirka.

Image

Ma banaano in qofka muslimka ah aad iibkiisa ku dul iibsato mid kale - (Soomaali)

Waa duruus taxane ah ku baxaysa qaabka qoraanka, taasi oo ka hadlaysa, arimo badan oo la iska reebay samayntooda, iyo ku dhaqankoodaba.

Image

Qaraabo xidhiidhinta - (Soomaali)

Macnaha qaraabo xidhiidhinta iyo fadliga ay leedahay , khatarta ku sugan qaraabo goynta, asbaabaha keena qaraabo goynta, iyo calaamadaha ku tusinaya arintaas, su’aalo muhiim ah.

Image

Ma banaana In dadka la su,aasho. ama la baryo isagoon qofku ubaahnayn - (Soomaali)

Waa duruus taxane ah ku baxaysa qaabka qoraanka, taasi oo ka hadlaysa, arimo badan oo la iska reebay samayntooda, iyo ku dhaqankoodaba.

Image

Lama ogala in qofku dalbado ama codsado in la ixtiraamo ama loo istaago ama loo sara kaco - (Soomaali)

Waa duruus taxane ah ku baxaysa qaabka qoraanka, taasi oo ka hadlaysa, arimo badan oo la iska reebay samayntooda, iyo ku dhaqankoodaba.

Image

maalinta aakhiro iyo xasuusteeda - (Soomaali)

khudbad ka hadlaysa maalinta qiyaamaha iyo sida la rabo in loogu diyaar garoobo dhibta meeshaas ka jirta.

Image

Waxaa waajib ah in la cadaalad fallo - (Soomaali)

Waa duruus taxane ah ku baxaysa qaabka qoraanka, taasi oo ka hadlaysa, arimo badan oo la iska reebay samayntooda, iyo ku dhaqankoodaba.

Image

sababaha naarta lagu galo - (Soomaali)

khudbad kooban oo sheeku kaga hadlayo waxyaabaha naarta qofku ku mutaysto ee ka dhigaysa in uu ku waaro naarta.

Image

Axkaamta iibka - (Soomaali)

Axkaamta iibka iyo shuruudiisa, iyo noocyada iibka xaaraamta ah, shirkadaha iyo qaybaha ay u qaybsamaan dhanka fiqiga iyo xukunkooda.