×
Image

sababaha keena cadaabul qabriga - (Soomaali)

khudbad kooban oo sheeku kaga hadlayo qabriga iyo waxyaabaha qofka sugaya, iyo asbaabta keenta cadaabul qabriga, oo ka badan 10 sababood.

Image

Qiimaha Waqtiga iyo ahmiyadiisa - (Soomaali)

Waqtiga iyo ahmiyadiisa iyo sida looga faa iidaysanayo waqtiga, iyo sida ay dadkii wanaagsanaa ee hore uga faa iidaysan jireen waqtigooda.

Image

Waxaa la inaga reebay in aan dhaar wax ku iibsano dhaartaas oo been abuura - (Soomaali)

Waa duruus taxane ah ku baxaysa qaabka qoraanka, taasi oo ka hadlaysa, arimo badan oo la iska reebay samayntooda, iyo ku dhaqankoodaba.

Image

Dhibaatada ay leedahay dhaarta beenta ah - (Soomaali)

Waa duruus taxane ah ku baxaysa qaabka qoraanka, taasi oo ka hadlaysa, arimo badan oo la iska reebay samayntooda, iyo ku dhaqankoodaba.

Image

Laab fayoobi (wanaag) - (Soomaali)

Macnaha Qalbiga ka fayow xanuunada ku dhaca, xaasidnimada iyo kala taga iyo isnacaybka iyo dhibaatooyinka ay u leedahay mujtamaca, khatarta ay leedahay in ceebaha dadka laga sheekeeyo.

Image

Siirada Nabiga 20 - (Soomaali)

dhacay sanadkii loogu magacdaray Caamul wafuud iyo islaamidii in badan oo ka mid ah Qabiiladii carabta, iyo faafidii diinta.

Image

Ma banaana in laga dul qaylyo maydka - (Soomaali)

Waa duruus taxane ah ku baxaysa qaabka qoraanka, taasi oo ka hadlaysa, arimo badan oo la iska reebay samayntooda, iyo ku dhaqankoodaba.

Image

Siirada Nabiga 19 - (Soomaali)

Xalaqadani waxa ay ka hadashay bilowga dagaaladii ay muslimiintu ku qadeen meelo ka baxsan Jaziirada carabta sida dagaalkii roomaanka lala galay, iyo qisada sadexdii saxaabi ee toobadooda la aqbalay.

Image

Waxaa waa jiba in durmarka lasiiyo meherkooda loona diidi karin - (Soomaali)

Waa duruus taxane ah ku baxaysa qaabka qoraanka, taasi oo ka hadlaysa, arimo badan oo la iska reebay samayntooda, iyo ku dhaqankoodaba.

Image

geerida xasuusta - (Soomaali)

muxaadaro ka hadlaysa xasuusta geerida iyo faaidooyinka ay qofka bili aadamka u leedahay,

Image

Siirada Nabiga 18 - (Soomaali)

Xalaqadani waxa ay ka hadashay qaar ka mid ah dagaaladii ay islaamku qaadeen furashadii maka kadib sida dagaalkii daa’if ee reer thaqiif lagu qaaday, iyo kunoqoshadii Magaalada Madiina

Image

Waxaa alle inaga reebay in aan taabanao qof dumara oon - (Soomaali)

Waa duruus taxane ah ku baxaysa qaabka qoraanka, taasi oo ka hadlaysa, arimo badan oo la iska reebay samayntooda, iyo ku dhaqankoodaba.