×
Image

qaacidooyin afar ah - (Soomaali)

waa kitaab ka hadlaya afar qaacido oo ku saabsan dhanka tawxiidka, sida shirkiga iyo dhibaatooyinkiisa, shafaacada, iwm.

Image

Usuul sadex ah iyo daliiladoodii - (Soomaali)

Kitaabka Usuusha sadexda ah iyo daliiladooda oo lagu turjumay af soomaali, waana kitaab ku baraya garashada ilaahay sw iyo nabiga scw iyo diinta.

Image

Su, aalo iyo jawaabo caqiido ah - (Soomaali)

Su’aalo iyo jawaabo ku saabsan caqiidada islaamka iyo macnaha iimaanka iyo farqiga u dhexeeya iimaanka iyo islaamka

Image

Siyaarada Masjidka Nabiga, Baraarujin iyo tusaalayn ruuxa Soo booqanaya - (Soomaali)

Siyaarada Masjidka Nabiga, Baraarujin iyo tusaalayn ruuxa Soo booqanaya

Image

KA FAAIDAYSO TASIIRKA QURAANKA IYO MAADOOYIN KALE OO AFSOOMAALI AH - (Soomaali)

KA FAAIDAYSO TASIIRKA QURAANKA IYO MAADOOYIN KALE OO AFSOOMAALI AH

Image

Sideen uga faa’idaysan karnaa fasaxyada - (Soomaali)

12 arimood oo kuu tilmaamaysa sidii aad uga faa’idaysan lahayd wakhtiyada fasaxa, wakhtigaagana aad u galin lahayd waxii faa’ido u leh umada iyo naftaadaba.

Image

33 talaabo la dhaqanka waalidka - (Soomaali)

33 talaabo oo ku tusaysa sidii aad ula dhaqmi lahayd waalidkaaga, waxa ku jira waxyaabo badan oo taabanaya noloshaada.