Tarjumada Macaanida Qur’aanka ee Afka Soomaaliga [ 017 ] Suuradda 17. Al-Isra ( Guuro habeen )
- c.caziiz xasan yacquub
- 15/03/2025
Waa Akhrin Codeed Af Soomaali ah ee Macaanida Suuradda Al-Isra ( Guuro habeen ) oo u kala Qaybsan Aayado ahaan ayna la Socoto Akhrinta Qaariga Sheekh Muxammad Siddiiq Al-Manshaawi.