Waxaa xaaraan ah in dadka la dhgaysto sheekooyinkooda iyagoon raali ka ahayn
Waa duruus taxane ah ku baxaysa qaabka qoraanka, taasi oo ka hadlaysa, arimo badan oo la iska reebay samayntooda, iyo ku dhaqankoodaba.