Qofkii ilaahay cid kale garab dhiga ama cibaadada la wadaajiya, janada ayaa laga xaaraam yeelay
Waa duruus taxane ah ku baxaysa qaabka qoraanka, taasi oo ka hadlaysa, arimo badan oo la iska reebay samayntooda, iyo ku dhaqankoodaba.