Qofkii aduunyada jeclaada aakhirana naca ilaahay ayaa faqri iyo baahi dhiga labadiisa indhood dhaxdooda arimihiisana kala daadiya
Waa duruus taxane ah ku baxaysa qaabka qoraanka, taasi oo ka hadlaysa, arimo badan oo la iska reebay samayntooda, iyo ku dhaqankoodaba.