Waxaa bakhayl ah qofka nabiga(SCW) suuban agtiisa lagu xusay ee aan ku salin
Waa duruus taxane ah ku baxaysa qaabka qoraanka, taasi oo ka hadlaysa, arimo badan oo la iska reebay samayntooda, iyo ku dhaqankoodaba.