Cilmi la,aan waxba lama sheegi karo waana xaaraan fatwa aanad aqoon u lahayn inaad sheegto
Waa duruus taxane ah ku baxaysa qaabka qoraanka, taasi oo ka hadlaysa, arimo badan oo la iska reebay samayntooda, iyo ku dhaqankoodaba.