Waxaaa la inaga reebay in aan qofka muslimka ah lagu waabiyo bir iyo wixii lamida
Waa duruus taxane ah ku baxaysa qaabka qoraanka, taasi oo ka hadlaysa, arimo badan oo la iska reebay samayntooda, iyo ku dhaqankoodaba.