×
Image

Xagaajinta guryaha - (Soomaali)

Muxaadaro ka hadlaysa hagaajinta gurhaya, iyo wadada loo marayo arintaas.

Image

fahamka cibaadada - 02 - (Soomaali)

daruus taxane ah ka hadlaysa fahamka cibaadaadka, sida : axkaamta dahaarada, wayso qaadashada, masaxaada khufka, maydhashada, Iwm.

Image

Xantu waa xaaraan dhib ayayna ukeenta qofka iyo bulshadaba - (Soomaali)

Waa duruus taxane ah ku baxaysa qaabka qoraanka, taasi oo ka hadlaysa, arimo badan oo la iska reebay samayntooda, iyo ku dhaqankoodaba.

Image

sakada oo la diido - (Soomaali)

hadii qofku zakada ku waajibtay uu bixin waayo muxuu noqonayaa xukunkiisu?

Image

Ilaahay xifdi ha ku xifdiyee - (Soomaali)

Muxaadaro ka hadlaysa: qofku sida uu u xifdinayo waajibaadka ilaahay, iyo natiijada ka dhalanaysa arintaas. Oo ah in ilaahayna xifdiyo qofkaas

Image

fahamka cibaadada - 01 - (Soomaali)

daruus taxane ah ka hadlaysa fahamka cibaadaadka, sida : axkaamta dahaarada, wayso qaadashada, masaxaada khufka, maydhashada, Iwm.

Image

Janada ma galo qofka dira diraaga ihi ama dadka isku dira - (Soomaali)

Waa duruus taxane ah ku baxaysa qaabka qoraanka, taasi oo ka hadlaysa, arimo badan oo la iska reebay samayntooda, iyo ku dhaqankoodaba.

Image

Macaasida - (Soomaali)

muxaadaro ka hadlaysa: macaasida iyo dhibaatooyinka ka dhasha, iyo noocyada danbiyada dadku galaan.

Image

Kuwa ugu naarta kulul maalinta qiyaamaha wa kuwa wax sawira - (Soomaali)

Waa duruus taxane ah ku baxaysa qaabka qoraanka, taasi oo ka hadlaysa, arimo badan oo la iska reebay samayntooda, iyo ku dhaqankoodaba.

Image

Tarjumada Macaanida Qur’aanka ee Afka Soomaaliga [ 009 ] Suuradda At-Tawbah ( Tawbada ) - (Soomaali)

Waa Akhrin Codeed Af Soomaali ah ee Macaanida Suuradda At-Tawbah ( Tawbada ) oo u kala Qaybsan Aayado ahaan ayna la Socoto Akhrinta Qaariga Sheekh Maxmuud Khaliil Al-Xusari.

Image

Waxaa xaaraan ah in dadka la dhgaysto sheekooyinkooda iyagoon raali ka ahayn - (Soomaali)

Waa duruus taxane ah ku baxaysa qaabka qoraanka, taasi oo ka hadlaysa, arimo badan oo la iska reebay samayntooda, iyo ku dhaqankoodaba.

Image

The Day Of Judgement - (Soomaali)

No Description