×
Image

Waxaa Allaah inaga reebay beenta, waxayna qofka ku hogaamisa fujuur iyo xumaan - (Soomaali)

Waa duruus taxane ah ku baxaysa qaabka qoraanka, taasi oo ka hadlaysa, arimo badan oo la iska reebay samayntooda, iyo ku dhaqankoodaba.

Image

Wuxuu Allah inaga xaaraam yeelay khamrada - (Soomaali)

Waa duruus taxane ah ku baxaysa qaabka qoraanka, taasi oo ka hadlaysa, arimo badan oo la iska reebay samayntooda, iyo ku dhaqankoodaba.

Image

Ilahay ayaa ka fogeyay naxariistiisa qofka ribada cuna iyo ka u wakiishayba - (Soomaali)

Waa duruus taxane ah ku baxaysa qaabka qoraanka, taasi oo ka hadlaysa, arimo badan oo la iska reebay samayntooda, iyo ku dhaqankoodaba.

Image

Dariiqa janada - (Soomaali)

Muxaadaro ka hadlaysa asbaabta qofka dumarka ah u sahlaysa in ay janada gasho, qisada haweenaydii fircoon.

Image

Cudurka xasadka ama xaasidnimada oo dhib ku ah qofka aakhiro iyo aduunba - (Soomaali)

Waa duruus taxane ah ku baxaysa qaabka qoraanka, taasi oo ka hadlaysa, arimo badan oo la iska reebay samayntooda, iyo ku dhaqankoodaba.

Image

Cadaab qabriga - (Soomaali)

Cadaabul qabriga iyo dariiqa looga badbaadayo iyo sida uu nabigu s.c.w uga hadlay arintaa.

Image

Dharka ama sarwaalka oo hoos loo dhigo loona yaqaano (isbaal) - (Soomaali)

Waa duruus taxane ah ku baxaysa qaabka qoraanka, taasi oo ka hadlaysa, arimo badan oo la iska reebay samayntooda, iyo ku dhaqankoodaba.

Image

Kasbashada quluubta - (Soomaali)

Kasbashada quluubta iyo sida islaamku u booriyay is jeclaashaha dadka muslimiinta dhexdooda la dhigo

Image

Waxaa alla inaga reebay isla waynaanta iyo is cajabinta - (Soomaali)

Waa duruus taxane ah ku baxaysa qaabka qoraanka, taasi oo ka hadlaysa, arimo badan oo la iska reebay samayntooda, iyo ku dhaqankoodaba.

Image

sideen ramadaan ku qaabilnaa - (Soomaali)

sideen ramadaan ku qaabilnaa? waa muxaadaro uu kaga hadlayo sheekhu sidii qofka muslimka ah u qaabili lahaa bisha ramadaan, iyo sidii uu uga faaidaysan lahaa khayrkeeda.

Image

Waxaa la inaga reebay in aan muujino wanaag inagoo qarsanayna xumaan iyo shar - (Soomaali)

Waa duruus taxane ah ku baxaysa qaabka qoraanka, taasi oo ka hadlaysa, arimo badan oo la iska reebay samayntooda, iyo ku dhaqankoodaba.

Image

Caqabaadka dhalinyarada ka hor yimaada - (Soomaali)

Muxaadaro ka hadlaysa ahmiyada dhalinyarnimadu, iyo caqabadaha soo wajaha noloshiisa, iyo sida uu uga gaashaaman karo. Dhalinyaro nolosha ka guulaystay.