Waxaa Allaah inaga reebay beenta, waxayna qofka ku hogaamisa fujuur iyo xumaan
Waa duruus taxane ah ku baxaysa qaabka qoraanka, taasi oo ka hadlaysa, arimo badan oo la iska reebay samayntooda, iyo ku dhaqankoodaba.