×
Image

Adoonimada - (Soomaali)

Muxaadaro ka hadlaysa macnaha adoonimada ilaahay, iyo shuruuda ay leedahay cibaadadu

Image

Qofkii ilaahay cid kale garab dhiga ama cibaadada la wadaajiya, janada ayaa laga xaaraam yeelay - (Soomaali)

Waa duruus taxane ah ku baxaysa qaabka qoraanka, taasi oo ka hadlaysa, arimo badan oo la iska reebay samayntooda, iyo ku dhaqankoodaba.

Image

Usuul sadex ah iyo daliiladoodii - (Soomaali)

Kitaabka Usuusha sadexda ah iyo daliiladooda oo lagu turjumay af soomaali, waana kitaab ku baraya garashada ilaahay sw iyo nabiga scw iyo diinta.

Image

Kalmada tawxiidka - (Soomaali)

Muxaadaro ka hadlaysa macnaha kalmada tawxiidka , iyo shuruudaheeda, iyo arkaanteeda, iyo midhaha ka dhasha qabsashadeeda.

Image

Firqooyinka lunsan - (Soomaali)

Muxaadarooyin ka hadlaya firqooyhinka lunsan: khawaarijta iyo waxa ay aaminsan yihiin, qisadii ibnu cabaas Alaha ka raali noqdee iyo khawaarijta dhexmartay, shiicada iyo qaybaha ay u kala baxaan, halkee ayay ka yimaadeen shiicadu, maxaa ka dhexeeya shiicada iyo khawaarijta, culimada islaamku maxay ka yidhaahdeen firqooyinka lunsan.

Image

Al masaa il Aljaahiliya - (Soomaali)

sharaxa kitaabka Almasaa il aljaahiliya oo uu qoray sheekh maxamed c.wahaab, oo uu kaga hadlayo qaybo badan oo caqiidada ka mid ah

Image

Usuulu Saddexda tiirka 5aad in Lagu xajjo baytka ilaahay kii awooda - (Soomaali)

Usuulu Saddexda tiirka 5aad in Lagu xajjo baytka ilaahay kii awooda

Image

Xadgudubka - (Soomaali)

Muxaadaro ka hadlaysa xadgudubka , iyo meelaha ay qofka uga iman karto xadgudubku, iyo firqooyinka arintaas ku kacay.

Image

Sharaxa kitaabka caqiida - Waasidiya - (Soomaali)

Kitaabkan Waxa uu sharaxayaa caqiidatul-waasidiya, oo ka hadlaya usuusha diinta iyo manhajka ahlu suna dhanka caqiidada

Image

Kudhaqanka diinta - (Soomaali)

Shareecada in la raaco , sida ay dadkii wanaagsanaa ee hore ugu dhaqmi jireen diinta, iyo dhibaatooyinka ku dhaqan la’aanta diinta.