×
Image

Qofkii ilaahay cid kale garab dhiga ama cibaadada la wadaajiya, janada ayaa laga xaaraam yeelay - (Soomaali)

Waa duruus taxane ah ku baxaysa qaabka qoraanka, taasi oo ka hadlaysa, arimo badan oo la iska reebay samayntooda, iyo ku dhaqankoodaba.

Image

shariicada iyo diinta oo sifiican loo kamilay iyo in bidca lalayimaado khatarnimadeeda - (Soomaali)

shariicada iyo diinta oo sifiican loo kamilay iyo in bidca lalayimaado khatarnimadeeda

Image

Ma banaana in qabriga la dhiso ama wax laga dul dhiso - (Soomaali)

Waa duruus taxane ah ku baxaysa qaabka qoraanka, taasi oo ka hadlaysa, arimo badan oo la iska reebay samayntooda, iyo ku dhaqankoodaba.

Image

Waxaa alla inaga reebay in aan isku eekaysiino gaalada - (Soomaali)

Waa duruus taxane ah ku baxaysa qaabka qoraanka, taasi oo ka hadlaysa, arimo badan oo la iska reebay samayntooda, iyo ku dhaqankoodaba.

Image

Dhibaatada ka dhalan karta salaada jimcaha iyo ta casar oo laga tago - (Soomaali)

Waa duruus taxane ah ku baxaysa qaabka qoraanka, taasi oo ka hadlaysa, arimo badan oo la iska reebay samayntooda, iyo ku dhaqankoodaba.

Image

tawasulka - (Soomaali)

su, aal ku saabsan tawasulka oo macnihiisu yahay gaadhsiin

Image

shiicada iyo mawaaqiftooda 3 - (Soomaali)

muxaadarooyin taxane ah ka hadlaya shiicada iyo taariikhdooda madow ee ay kaga jiraan taariikhda islaamka, dhacdooyinka arintaas muujinaya, sida dilalkii ay u gaysteen muslimiinta iyo madaxdooda.

Image

shiicada iyo mawaaqiftooda 2 - (Soomaali)

muxaadarooyin taxane ah ka hadlaya shiicada iyo taariikhdooda iyo waxyaabaha ay aamin san yihiin, muxaadarada labaad waxa uu kaga hadlay mawqifka shiicadu ay ka aaminsan yihiin sunada nabiga scw. Iyo saxaabada nabiga scw.

Image

shiicada iyo mawaaqiftooda 1 - (Soomaali)

muxaadarooyin taxane ah ka hadlaya shiicada iyo taariikhdooda iyo waxyaabaha ay aamin san yihiin, muxaadarada koowaad waxa uu kaga hadlay taaraakhda shiicada iyo waxa ay ka aaminsan yihiin qur aanka , meelaha ay iska eegyihiin yahuuda.

Image

shiico ka digtoonaada - (Soomaali)

muxaadaro kooban oo ka hadlaysa shiicada iyo waxa ay ka aaminsan yihiin Aala baytka iyo saxaabada, iyo sida ay dariiqa uga leexsan yihiin.

Image

Ictiqaadka Ahlu sunah - (Soomaali)

sharaxa kitaabka ICTIQAADKA AHLU SUNAH, waana kitaab ka uga hadlaya dhanka caqiidada si fudud oo waafaqsan kitaabka iyo sunada, iyo manhajkii salafka saalixa ahaa.

Image

Manhajka Al asmaa wa As-sifaat - (Soomaali)

Silsilad muxaadarooyin ah oo ka hadlaya macnaha Asmaada iyo sifaadka ilaahay S.W. iyo sida loo macnaynayo. Sida ka soo aroortay salafkii saalixa ahaa. Iyo sidoo kale cadayn waxyaabaha ka reeban qofka magacaantaas macnaynaya.