×
Image

Xadhiga ilaahay oo la qabsado - (Soomaali)

Muxaadaro ka hadlaysa qabsashada xadhiga ilaahay, iyo midnimada, iyo sida arintaasi saxaabadu ugu dhaqmeen.

Image

Cuquubada ay leedahay faaxishadu - (Soomaali)

Dhibaatada ay leedahay faaxishadu, iyo sida illaahay subxaanahuu watacaalaa uga digay , sida loo yarayn karo dhibteeda.

Image

Kusugnaanta diinta - (Soomaali)

Muhiimada ay leedahay in diinta lagu sugnaado waqtiga fitnada, noocyada ay leedahay fitnatu, iyo sida looga gaashaamanayo.

Image

Alle ka cabsiga (Taqwada) - 1 - (Soomaali)

Alle ka cabsiga iyo faai dooyinka ku jira, iyo midhaha arintaas ka dhalanaya.

Image

waanooyin dhowr ah - (Soomaali)

muxaadaro uu sheeku kaga hadlayo waanooyin dhawr ah , sida: baahida loo qabo in lagu xidhnaano ilaahay, dhib kasta oo ku soo gaadhana isaga laga hoos galo, qisadii nabi ciise scw. iyo maryam.

Image

Cudurka xasadka ama xaasidnimada oo dhib ku ah qofka aakhiro iyo aduunba - (Soomaali)

Waa duruus taxane ah ku baxaysa qaabka qoraanka, taasi oo ka hadlaysa, arimo badan oo la iska reebay samayntooda, iyo ku dhaqankoodaba.

Image

Qofkii aduunyada jeclaada aakhirana naca ilaahay ayaa faqri iyo baahi dhiga labadiisa indhood dhaxdooda arimihiisana kala daadiya - (Soomaali)

Waa duruus taxane ah ku baxaysa qaabka qoraanka, taasi oo ka hadlaysa, arimo badan oo la iska reebay samayntooda, iyo ku dhaqankoodaba.

Image

Waxaa dhacda in uu ilaahay qofka caasiya u balbalaadhiyo arzaaqda iyo xoolaha - (Soomaali)

Waa duruus taxane ah ku baxaysa qaabka qoraanka, taasi oo ka hadlaysa, arimo badan oo la iska reebay samayntooda, iyo ku dhaqankoodaba.

Image

Dardaarankii Cali Binu Abii Daalib - (Soomaali)

waa dardaarankii uu Cali binu abii daalib u jeediyay Kumayl bin ziyaad, oo uu ugu boorinayay barashada cilmiga iyo aqoonta iyo ka digtoonaashaha jahliga.

Image

nolosha wanaagsan - (Soomaali)

muxaadaro ka hadlaysa nolosha wanaagsan iyo dariiqa loo marayo, iyo sida lagu gaadhayo noloshaas.

Image

geerida xasuusta - (Soomaali)

muxaadaro ka hadlaysa xasuusta geerida iyo faaidooyinka ay qofka bili aadamka u leedahay,

Image

qayb ka mid ah tilmaamaha dadka muminiinta - (Soomaali)

kalmad gaaban oo ka hadlaysa tilmaamaha dadka muminiita ahi leeyihiin ee quraanku sheegay, sida baqdinta ilaahay, salaada oo ay xifdiyaan ,sadaqada oo ay la baxaan I.w.m