Tarjumada Macaanida Qur’aanka ee Afka Soomaaliga [ 013 ] Suuradda Ar-Racad ( Onkodka )
أعرض المحتوى باللغة العربية
Waa Akhrin Codeed Af Soomaali ah ee Macaanida Suuradda Ar-Racad ( Onkodka ) oo u kala Qaybsan Aayado ahaan ayna la Socoto Akhrinta Qaariga Sheekh Muxammad Siddiiq Al-Manshaawi.