noocyada

tirada qaybaha: 646

صومالي

c.caziiz xasan yacquub

dropdown-icon-5 Tarjumada Macaanida Qur’aanka ee Afka Soomaaliga [ 049 ] Suuradda Al-Xujuraat ( Qolalka )

Waa Akhrin Codeed Af Soomaali ah ee Macaanida Suuradda Al-Xujuraat ( Qolalka ) oo u kala Qaybsan Aayado ahaan ayna la Socoto Akhrinta Qaariga Sheekh Muxammad Siddiiq Al-Manshaawi.

MP3
صومالي

c.caziiz xasan yacquub

dropdown-icon-5 Tarjumada Macaanida Qur’aanka ee Afka Soomaaliga [ 053 ] Suuradda An-Najam ( Xiddigaha )

Waa Akhrin Codeed Af Soomaali ah ee Macaanida Suuradda An-Najam ( Xiddigaha ) oo u kala Qaybsan Aayado ahaan ayna la Socoto Akhrinta Qaariga Sheekh Muxammad Siddiiq Al-Manshaawi.

MP3
صومالي

c.caziiz xasan yacquub

dropdown-icon-5 Tarjumada Macaanida Qur’aanka ee Afka Soomaaliga [ 052 ] Suuradda Ad-Duur ( Biurta Siinaay )

Waa Akhrin Codeed Af Soomaali ah ee Macaanida Suuradda Ad-Duur ( Biurta Siinaay ) oo u kala Qaybsan Aayado ahaan ayna la Socoto Akhrinta Qaariga Sheekh Muxammad Siddiiq Al-Manshaawi.

MP3
صومالي

c.caziiz xasan yacquub

dropdown-icon-5 Tarjumada Macaanida Qur’aanka ee Afka Soomaaliga [ 051 ] Suuradda Ad-Daariyat ( Dabylaha kacsan )

Waa Akhrin Codeed Af Soomaali ah ee Macaanida Suuradda Ad-Daariyat ( Dabylaha kacsan ) oo u kala Qaybsan Aayado ahaan ayna la Socoto Akhrinta Qaariga Sheekh Muxammad Siddiiq Al-Manshaawi.

MP3
صومالي

c.caziiz xasan yacquub

dropdown-icon-5 Tarjumada Macaanida Qur’aanka ee Afka Soomaaliga [ 050 ] Suuradda Qaaf

Waa Akhrin Codeed Af Soomaali ah ee Macaanida Suuradda Qaaf oo u kala Qaybsan Aayado ahaan ayna la Socoto Akhrinta Qaariga Sheekh Muxammad Siddiiq Al-Manshaawi.

MP3
صومالي

dropdown-icon-5 Qur’aanka Kariimka iyo tafsiir sahlan ee macaanadiisa afka Soomaaliga

Qur’aanka Kariimka iyo tafsiir sahlan ee macaanadiisa afka Soomaaliga

LINK
صومالي

sh.c.caziiz binu c.laahi bin baaz

dropdown-icon-5 Ku camal falka sunnada iyo axaadiista Rasuulka s.c.w waa waajib Qofkii inkirana wuu gaaloobay

Ku camal falka sunnada iyo axaadiista Rasuulka s.c.w waa waajib Qofkii inkirana wuu gaaloobay

PDF
صومالي

Sh. Saciid bin Al Qaxdaani

dropdown-icon-5 XISNUL MUSLIM DHUFEYSKA MUSLINKA

Fortress of the Muslim, Invocations from the Quran and Sunnah: is a very beautiful booklet consists of many authentic Dua\\\’s (supplications) for a Muslim to supplicate on a daily basis and on special occasions.

PDF
صومالي

dropdown-icon-5 Kitaab gaaban oo faa'iida u leh Muslimka diinta ku cusub

Kitaab gaaban oo faa'iida u leh Muslimka diinta ku cusub

PDF
صومالي

Sh. Saciid bin Al Qaxdaani

dropdown-icon-5 Kitaabka ( Dhufayska muslimka )

1- Ducada marka laga soo tooso hurdada , ducada xirashada dharka , ducada xirashada marada cusub , ducada qofka xiranayo maro cusub , waxa uu odhanayo qofku marka uu iska dhigayo marada. 2- Ducada galida musqusha ( suuliga) , ducada ka soo bixida musqusha , ducada waysada ka hor , ducada marka la dhameeyo waysada , ducada marka laga baxayo guriga , ducada galida guriga , ducada tagida masjidka , ducada galida masjidka , ducada ka soo bixida masjidka , adkaarta aadaanka , ducooyinka furashada salaada , ducooyinka rukuucda , ducada ka soo toosida rukuucda , ducada sujuuda , ducada fadhiga labada sujuudood dhexdooda , ducada sujuuda tilaawada , Ataxiyaatka , ku saliga nabiga s.c.w ataxiyaatka ka dib. 3- Ducada la dhaho ataxiyaatka dambe kadib inta ka horaysa salaama naqsiga , ducooyinka marka laga baxo salaada , ducada istikhaarada (kala doorashada laba arimood midii roon ), ducooyinka subaxdii iyo galabtii , 4- Ducooyinka subaxdii iyo galabtii , ducooyinka hurdada , ducada qofka galgalashada leh habeenkii , ducada saska ama argagaxa iyo qofka cabsi lagu ibtileeyay habeenkii , waxa uu samaynayo qofku hadii uu arko riyo xun ama hawaawi habeenkii , ducada qunuutka witriga , ducada marka laga baxo salaada witriga.

MP3
صومالي

sh.c.caziiz binu c.laahi bin baaz

dropdown-icon-5 Duruusta Muhiimka u ah Umadda oo dhan

No Description

PDF
صومالي

c.raxman ismaaciil khayre

dropdown-icon-5 maqaamka Rusuulka scw

Muxaadaro ku baxaysa qaabka su’aasha iyo jawaabta oo ka hadlaysa meeqaamka iyo martabada uu leeyahay nabi muxamed scw iyo meeqaamka ay leeyihiin Rususha kale scw..

MP3