Tarjumada Macaanida Qur’aanka ee Afka Soomaaliga [ 106 ] Suuradda Quraysh ( Qabiilka Quraysh )
أعرض المحتوى باللغة العربية
Waa Akhrin Codeed Af Soomaali ah ee Macaanida Suuradda Quraysh ( Qabiilka Quraysh ) oo u kala Qaybsan Aayado ahaan ayna la Socoto Akhrinta Qaariga Sheekh Muxammad Siddiiq Al-Manshaawi.