Tarjumada Macaanida Qur’aanka ee Afka Soomaaliga [ 097 ] Suuradda Al-Qadr ( habeenka qaddarka )
أعرض المحتوى باللغة العربية
Waa Akhrin Codeed Af Soomaali ah ee Macaanida Suuradda Al-Qadr ( habeenka qaddarka ) oo u kala Qaybsan Aayado ahaan ayna la Socoto Akhrinta Qaariga Sheekh Muxammad Siddiiq Al-Manshaawi.