Qofka maydhi ku waajibay janaabo iyo wixii lamida waaguna ubaryo isagoon maydhanin waa sax soonkiisu

أعرض المحتوى باللغة العربية anchor

1

2803466.mp4

3.4 MB MP4
2

u2RkIVBlcWw

0 B YOUTUBE

Waa duruus taxane ah oo ka hadlaysa, arimo badan oo khuseeya ramadaanta, tusee ahaan, waxyaabaha qofka sooman u banaan iyo waxyaabaha ka xaaraanta ah, ama la kahday samayntooda.

noocyada