translation alifaad : Muxamed Cabdi Umal
1

Firqooyinka lunsan 4

60.1 MB MP3
2

Firqooyinka lunsan 3

44.3 MB MP3
3

Firqooyinka lunsan 2

38.5 MB MP3
4

Firqooyinka lunsan 1

43.3 MB MP3

Muxaadarooyin ka hadlaya firqooyhinka lunsan: khawaarijta iyo waxa ay aaminsan yihiin, qisadii ibnu cabaas Alaha ka raali noqdee iyo khawaarijta dhexmartay, shiicada iyo qaybaha ay u kala baxaan, halkee ayay ka yimaadeen shiicadu, maxaa ka dhexeeya shiicada iyo khawaarijta, culimada islaamku maxay ka yidhaahdeen firqooyinka lunsan.

noocyada